Welcome to Welcome To Radionugaal

 
Search
_TOPICS
  Login/Create an Account    

Radio Link
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Somali Links
RADIO SIMBA
SOMALI RADIO
UNHS
AMIN AMIR
Alltaleex
AllSBC
AllSomali
allpuntland
All Darwiish
A llwaamo
Bandhig
Buuhoodle.net
boosaaso
banadir
Carmooyin
Daawo
Darwiishland
darwiishNet
dayniile
Golkhatumo
Garoweonline
Hiiraan
hornAfrik
HorseedNet
Idamaale
Jigjiganet
ITALOSOMALI
Rlaascaanood
MarkaCaddeey
midnimo
NugaalNet
nugalOnline
Puntlandpost
puntlandstate
puntLandNet
qaranimo
Radio Garowe
Real Nugaal
SSHDA
Sool News
Salmaan
Somalitalk
somalilandfuture
somaliLand
somaliUK
Somalidoon
somaliWeyn
somitek
Shabelle
Taleh
Waagacusub
W ayaha.com
W ardherN
Wayrax Online
Widhwidh Online

Maraykanka oo sheegay inay Weerar ku qaadayan Gabaadyada Argagixisada Soomaaliya
NEWS {Pentagon}04-3-08 Dawladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay bartilmaameedsaneyso Kooxaha ka dagaalamaya dalka Soomaaliya ,kuwasoo ay sheegeen in ay ku dhuumanayaan Cirifka Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Posted by puntland on Tuesday, March 04 @ 01:45:56 PST (153 reads)
(Read More... | 1823 bytes more | Score: 0)

Dagaalo ka soconaya Konfurta Muqdisho.
NEWS {Mogadisho}01-3-08 Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaan weli deggin gaar ahaan Konfurta Magaaladaasi oo weli ay ka soconayaan Dagaalo xoggan oo saameeyey Dadka iyo deeganka.

Posted by puntland on Saturday, March 01 @ 06:24:50 PST (84 reads)
(Read More... | 1325 bytes more | Score: 5)

Job opening at Puntland State University
NEWS {Garowe}26-2-08 Faculty of Law, Puntland State University Location Garowe, Puntland State, Somalia, Term of Contract 12 months (with possible extension) Closing Date 31 March 2008

Posted by puntland on Tuesday, February 26 @ 08:55:11 PST (258 reads)
(Read More... | 5077 bytes more | Score: 0)

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda oo soo gebagebeeyey Howlgalo ay wadeen
NEWS {Muqdisho}26-2-08 Ciidamada Itoobiya ee taageeraya Ciidamada Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay Howl galadii ay ka wadeen qeybo ka mid ah Caasumada Muqdisho.

Posted by puntland on Tuesday, February 26 @ 08:44:43 PST (56 reads)
(Read More... | 1104 bytes more | Score: 0)

Aaska Garaad Ismaacill oo labada Maamul ay si toos ah uga wada qaybgalayaan.
NEWS {Laascaanood}26-2-08 Aaaska allaha u Naxariiste Garaad Ismaciil ayaa Maanta si wadajir ah waxaa uga wada qayb galaya Madax ka kala socota Labada Maamul ee Puntland.

Posted by puntland on Tuesday, February 26 @ 00:08:58 PST (226 reads)
(Read More... | 1535 bytes more | Score: 0)

Taliyihii Ciidanka Kulmiska oo Shil Gaari ku dhintay.
NEWS {Garowe}24-2-08 Taliyihii hogaanka ciidanka Kulmiska Dawlad Goboleedka Puntland Xiif Cali Taar ayaa saaka ku geeriyoodey shil baabuur oo ka dhacay deegaanka Tuka-Raq ee u dhaxaaya magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood.

Posted by puntland on Sunday, February 24 @ 01:25:22 PST (160 reads)
(Read More... | 1251 bytes more | Score: 0)

Buug Xambarsan Siyaasadda Biyaha Puntland oo Maanta la soo bandhigay.
NEWS {Garowe}18-2-08 Sharciga Siyaasadda Biyaha Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay Jaamacadda PSU ee Garowe waxaana ka qaybgalay Mas,uliyiin uu kamid yahay madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Posted by puntland on Monday, February 18 @ 05:59:17 PST (191 reads)
(Read More... | 921 bytes more | Score: 0)

Kulan 3 Cisho soconayey oo ku saabsana Dastuurka PL oo PDRC lagu soo gebagebeeye
NEWS {Garowe}18-2-08 Kulan muddo seddex cisho soconayey kuna saabsanaa Arrimaha Dastuurka Cusub ee PL ayna ka qaybgaleen ilaa 40 xubnood oo ka kala socday Gobalada iyo degmooyinka Pl ayaa maanta Xarunta PDRC lagu soo gebagebeyey.

Posted by puntland on Monday, February 18 @ 05:48:01 PST (69 reads)
(Read More... | 1596 bytes more | Score: 0)

Nuur Cadde oo Qiray in Soomaaliya ay kamid tahay meelaha ugu xun Argagaxisada...
NEWS {Brusles}17-2-08 Raysal Wasaare Nuur Cadde ayaa qiray in Somaliya ay ka mid tahay furimaha dagaal ee argagixisada caalamka Ciraaq & Afghanistan ka sokow, tilmaamayna in badi mucaaradka lala xaajoon karo, aan ka ahayn tiro yar oo xag jir ah.

Posted by puntland on Saturday, February 16 @ 21:17:33 PST (65 reads)
(Read More... | 3644 bytes more | Score: 0)

Tacabkii siyaasada xaabsade oo ku danbeeyay mugdi iyo murugo!!!!!!
NEWS {Buuhoodle}17-2-08 Hanka iyo himiladu waa aragtiyaha ugu horeeya ee lag qaato qiimaha shaqsiga waana waxya abaha dhinaca nolosha in la ilaaliyo haboon.

Posted by puntland on Saturday, February 16 @ 21:11:04 PST (302 reads)
(Read More... | 3677 bytes more | Score: 5)

Radio Nugaal








{Muqdisho} 11.06-07 Agaasimaha Waaxda Socdaalka soomaaliya oo sheegey in baasaboorkii hore dhacay xigasho hornafrik Ka dhageyso Radio Nugaal








{Muqdisho} 05.06-07 Wareysi Cali Maxamed Geedi oo ka hadlaya qaraxii bam ee lala beegsadey Ka dhageyso Radio Nugaal
{Muqdisho} 02.06-07 xaaji Cabdi imaan oo jawaab kulul ka bixiyey hadalkii maxamed dheere Radio honrafrik Ka dhageyso Radio Nugaal








{Muqdisho} 02.06-07 Maxamed dheere oo eedeeyey odayaal xigasho Radio honrafrik Ka dhageyso Radio Nugaal








{Baydhabo} 18.09-06 Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlaya Qaraxi Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee lagu damacsanaa in lagu qaarajiyo. Ka dhageyso Radio Nugaal








{Laascaanood} 12.09-06 Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyay Magaalada Laascaanood waxaan ka soo xiganay Widhwidh Online Radio Ka dhageyso Radio Nugaal








{Mogadisho) 11.09-06 Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cadde Gaabow oo hadal kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray qaar ka mid ah mas'uuliyiinta Maxaakiimta waxaan ka soo xiganay Hornafrik Radio Ka dhageyso Radio Nugaal








{Laascaanood) 20.05-06 Xassan Daahir Oo Si Qoto Dheer Ah Nooga Waramay maanta Arimo Badan Oo Xaasaasi Ah Iyo Waliba Ujeeda-da Safarkiisa laascaanood c” Ka dhageyso Radio WidhWidh Online



{ 27.march-06 Dood Dhex martey Siciid Diiriye oo Garowe Jooga iyo Axmed Diiriye afhayeenka Hawiye oo muqdisho ku sugan” Ka dhageyso Radio simba

Survey
What do you think about this site?

Ummmm, not bad
Cool
Terrific
The best one!
what the hell is this?



Results
Polls

Votes: 150
Comments: 50



Copyright © 2003-2008 Radionugaal.com

Page Generation: 0.42 Seconds